Jaamacadda PSU oo dalab adag u dirtay Wasaaradda Waxbarashada DF Soomaaliya (Akhriso)

Jaamacadda Puntland State University (PSU) ayaa ka dalbatay Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Dowladda Federaalka Soomaaliya inay soo bandhigto waxa ay ku saleysay xogaha ay bixisay ee wax ka bedeshay tirada jaamacadaha ay aqoonsan tahay Hay’adda Tacliinta Sare ee dalka Turkiga.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading