Jadwalka Doorashada oo Rooble si hoose ugudbiyay

Rooble oo gudbiyay Jadwalka Doorashada??

Jadwalka Doorashada Fadaraalka ee uu Rooble ugudbiyay Madaxda kale iyo Beesha Caalamka,waa sida tan…

-June Ilaa July waxaa qaadan doona diyaarinta Gudiyada.

-August ilaa Sep,waxaa qaadan doona qabashada Doorashada Aqalka-sare.

-Sep ilaa Oct waxaa qaadan doona Doorashada Aqalka hoose.

Nov-waxaa dhici doonta Doorashada Madaxweynaha Fadaraalka.

Jadwalkan waa midka rasmiga ah ee Rooble si hoose ugudbiyay,balse aan la shaacin.

Sida la filayo diidmo xoog leh kama hor imaan doonto Jadwalkan.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading