Jamhada Gacan Libaax oo Khasaare balaaran gaarsiisay Ciidamada Somaliland

Sagaal Ciidanka Somaliland ah,ayaa ku dhintay,halka dhaawacu gaarayo 17-kale iska hor imaadka dhexmaray Jamhada Gacan Libaax”Sidaa waxaa xaqiijiyay Talyaha Booliska SL.

Talyaha Booliska Somaliland oo ka waramaya khasaaraha soo gaaraya Ciidanka Somaliland ee weeraray Jamhada Gacan Libaax hoos ka daawo muuqaalka.

 

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading