Jamhada Oromada Oo maamul usamaynaysa Deegaanka Oromada

Jabhadda Oromada ee OLF,ayaa doonaysa in ay madax kumeel gaar ah u magacawdo guud ahaan Deegaanka Oromia.

Hogaamintan,ayaa noqonaysa mid looga hortagayo hakad ku yimaada howlaha hay’adaha dowladda inta lagu guda jiro xilliga kala guurka, waxaana bulshada loogu baaqay in ay la shaqeeyaan Madaxda loo dhiibay. Ama loo magacaabay.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading