Jawaari oo iskaga soo huleelay Baydhabo

Jawaari oo laga hor istaagay isa sharixidii Kursigiisii Baarlamaanka,ayaa goor dhawatd kasoo huleelay Baydhabo.

Jawaari waa Oday soo shaqeeyay,ahna Khabiir Maamul oo Dowladnimadu ubaahan tahay.

Waa mid ka mid ah qorshayaasha qaribida hanaanka Doorashada ee Fahad wado.

Marka uu soo gaaro Xamar,ayuu qaban doona Shir jaraa’id.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading