Jawar Oo ku biiray Xisbiga OFC

Jawar Mohammed oo ah udhaqdhaqaaqe danaha Qawmiyada Oromada,ayaa go”aansaday in uu siyaasada bartanka u istaago,waxuuna kusoo biiray Xisbiga Oromo Federalist Congress (OFC) ee uu hogaamiyo Prof.Merera Gudina.

Jawar,ayaa raba in uu doorashada soo socota ee sanadka 2020 isku sharaxo hogaaminta Itoobiya.

Ku biiristiisa Xisbigan cusub,ayaa dhacday Axadii lasoo dhaafay,waxayna kor uqaaday Xisbiga OFC magaciisii iyo awoodiisiiba.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading