JAWHAR”WAXAA LA RABAA IN DOORASHADA LAYGA REEBO”.

JAWHAR: “WAXAA LA RABAA IN DOORASHADA LAYGA REEBO”.

Jawhar Mohamed oo fadhigii Maxkamada ee maanta ka hadlay ayaa sheegay innuusan jirin wax dambiya oo uu galay,wuxuuna yidhi:-

“Waa markii labbaad ee kiis argagixiso laygagu soo oogay,(Xiligii Tplf & Hadda). Ujeedadu waa inaanan ka qayb galin doorashada soo socota.”

Waxaa xusid muddan in xukuumada Abiye Ahmed xiligay cusbayd ka dul qaaday kiisaskii aragagixiso ee Jawhar Mohamed lagusoo oogay xiligii TPLF.

              VOSS TV

Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading