Jeneral Asad Cismaan iyo Ciidan xoog leh oo uu wato,ayaa soo galay magaalada Garowe caawa.
Inkastoo Jeneralku degan yahay magaalada imaan jirayna hadana waxuu kusoo aaday imaanshihiisan xili xaalad siyaasadeed oo kacsan ay jirto.
Waxaa jira dareen ka dhashay imaanshaha Asad ee Garowe,kaasoo lagaba yaabo in uu dib udhac ku keeno qorshaha Madaxweyne Deni ee uu ku aadi lahaa Dangoronyo iyo Qardho.
Jibril Qoobey.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.