Jiida hore:-Dagaal goos-goos ah iyo Madaafiic ayaa socda xiligan

Majiro dagaal xoog leh oo toos u socda marka laga reebo mid goos goos ah iyo madaafiic ay isku garaacayaan labada dhinac.
 
Ciidamada Difaaca Puntland ayaa dagaalkii shalay guulo waa weyn ka gaaray inta badana gacanta ku dhigay goobihii lagu dagaalamay.sidoo kale Ciidamada Difaaca Puntland waxay gacanta ku dhigeen Degmada Tukaraq iyo Taliskii Maleeshiyada Muuse Biixi ee Jeegaanta.
 
Ilaa xalay waxaa kusii qulqulayay goobaha dagaalka gurmadyo fara badan oo ka kala imaanayay guud ahaan deegaamada Puntland.
 
 
 
la soco wararkayaga danbe hadba meesha ay waxmarayaan.

Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading