JL oo ku Eedaysay DFS in ay Siyaasadaynayso dagaalka Shabaab

Wasaaradda Amniga Jubbaland,ayaa sheegtay in Dowladda Fadaraalka Soomaaliya ay ku amarta Ciidankeeda ku sugan JL in ay soo baneeyaan furimaha dagaalka Alshabaaab.

Dowlada JL ,waxay ku eedeysay DFS in ay siyaasadeynayso dagaalka Alshabaab.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading