Johannesburg: In ka badan 70 qof oo ku dhintay dab ka kacay dhisme

Dab qabsaday dhismo shan dabaq ah oo ku yaalla bartamaha magaalada Johannesburg ayaa Khamiistan dilay in ka badan 70 qof oo ay ku jiraan caruur, sida ay sheegeen shaqaalaha gurmadka ee Koonfur Afrika, iyo dad goobjoog ah.

52 qof oo kale ayaa ku dhaawacmay, oo qaarkood ay la ildaran yihiin neefsashada oo ku adag, waxaana daaweyn loogu qaaday isbitaallada ku yaal dalkaasi.

IDILNEWS


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading