Jubaland oo gacanta ku dhigtay Beledxaawo

Ciidanka Daraawiishta Jubaland oo dagaal dhowr jiho ah kuqaaday baladxaawo ayaa hada Gacan kuhaynta baladxaawo lawareegay, iyagoo la wareegay, Kantaroolka, xaafado ka tirsan magaalada, iyo saldhigyo ay fadhiyeen ciidankii Xamar looga keenay diyaaradaha, iyadoo qasaaraha uu badan yahay maadaama ay tahay xilli habeenimo ah.

Wasiirka warfaafinta Somalia Cismaan Dubbe ayaa xaqiijiyey dagaalka isagoo ku tilmaamey ciidanka daraawiishta jubaland maleeshiyo ay kenya Tababartey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading