Madaxwaynaha dawlad goboleedka Jubbaland Axmad Maxamad Islaam,ayaa daqiiqado un ka hor hoolka Waamo ee magaalada Kismaayo ka furay shirka dib u heshiisiinta beelaha walaalaha ah ee ku diriray deegaannada Jubbada Hoose.

Shirkan oo ay soo qabanqaabisay dawlad goboleedka Jubbaland wuxuu u jeedkiisu yahay in si kama dambays ah loo soo af meero colaaddan soo laalaabatay.




Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.