Jubaland oo ka digtay cilaada Gedo Ee D.Fadaraalku hurinayso

Dowlad goboleedka Jubbaland oo warsaxaafadeed kasoo saartay faragelinta iyo khal-khalka amni ee ay Dowladda Federaalka Soomaaliya ka waddo gobolka Gedo ee Jubbaland, ayaa sheegtay in cawaaqib xumada ka dhalata dhibaatada ay DFS ka waddo gobolka Gedo uu masuuliyadeedda dusha saaran doono Madaxweynaha wakhtigiisu dhammaadka yahay ee DFS.

Jubaland waxay ku wargalinaysaa umadda Soomaaliyeed “ Kenya iyo Soomaaliya waxay leeyihiin xudduud dhan 860km ee ma 7KM ee u dhaxeysa Malkaariyey iyo Baladxaawo ayay dawladda Soomaaliya ka difaaceysaa Kenya. “

Hadal gar ah.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading