Jubaland Oo markale kasoo saartay War Xeerarka Baarlamaanka DFS meel marinayo

WAR-SAXAAFADEED

Dowladda Jubbaland waxay markasta u taagan tahay ilaalinta Dastuurka, qawaaniinta iyo xeerarka u yaala dalka, DFS waxay maalmahan dambe caadeysatay ku tumashada Dastuurka iyo xeerarka kale ee dalka u yaala iyo la tashi la’aanta Dowladaha xubanaha ka ah Dowladda Soomaaliya ee arimaha masiiriga ah ee taabanaya masiirka umadda Soomaaliyeed.

Jubbaland,ayaa sheegtay in kalfadhigii maanta lagu ansixiyay dhismaha gudigga doorashooyinka ay golaha ka maqnaayeen xildhibaanada Jubbaland iyo Puntland matala.

Halkan ka akhriso:-


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading