Reer Axmed,Reer Xasan,Reer Ugaas Sharmarke,Talxe iyo Awrarsame oo ka midaysan gardarada Farmaajo iyo damaca beeshiisa gaar ahaaneed,ayaa udiyaar garoobay dagaal ay dib ugu xoraysanayaan dhulkooda Gobolka Gedo.

Beelahan oo kaashanaya garabna ka helaya Ciidamada Jubaland,ayaa kusii jeeda Degmooyinka Luuq,Baardheere iyo Garbahaarey,waxayna hada ku diyaarsan yihiin duleedka Beledxaawo.

Jubaland waxay dib uxorayntan ku xoojisay Ciidamo gaaraya 1200 oo Askari iyo 60-Tikniko ah.

5-ta maalmood ee soo socota ayay ubadan tahay in ay bilaabato dib uxoraynta Gedo.
Farmaaajo danta reer Diini,ayuu rabaa in uu ubadalo danta Qaranka,balse nasiibdaro Dadku waa soo jeedaan!!
Jibril Qoobey.

Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.