Dowlada JL,ayaa Saacadaha soo socda la filayaa in ay soo saarto Warqad ay ugu yeerayso Xildhibaanada Labada Aqal ee Baarlamaanka Fadaraalka ku matala.
Xildhibaanada iyo Seneterada Labada Aqal Baarlamaanka Fadaraalka ee kasoo jeeda Jubaland,ayaa,iyaguna Galabta kulan ay ku yeesheen Muqdisho isku fara saari gaaray.
Kulanka,waxaa qasay Wasiiro uu soo diray Xamse oo ka dhex dhaliyay Madasha buuq iyo fowdo.
Shirkaas,waa kagu kala jacay,wuxuuna kusoo dhamaaday natiijo la’aan.
Ujeedka Shirka layskugu yimid,ayaa ahaa in taageero loo muujiyo go’aanka Dowlada JL ay uga soo baxday Shirkii Xamar.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.