Jubbaland oo kala hadashay Hay’adaha QM wax ka qabashada Abaaraha (Sawirro)

Madaxweyne Ku-xigeenka 1-Aad ee dowlad gobaleedka Jubbaland Mudane Maxamuud Sayid Aadan ayaa aqalka madaxtooyada ku qaabilay Wafdi uu hogaaminayo ku-xigeenka Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya oo ay weheliyaan xubno ka socdo Hay,adaha UNHCR, WHO, UN OCHA iyo kuwo kale oo caalami ah.

Kulankaan ayaa looga hadlayaa Soo laba kaclaynta Caabuqa Covid-19 iyo wax ka qabashada Abaaraha ka jira deegaanada Jubbaland iyo sidii wax looga qaban lahaa.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading