Jubbaland oo ku dhawaaqaysa goor-dhow xubnaha ku tartamaya Aqalka Sare

Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Jubaland ayaa ku dhawaaqaya goor-dhow xubnaha ku tartamaya kuraasta Golaha Aqalka Sare ee BJFS.

Qoraal lagu shaaciyay barta Facebook ee Guddiga ayaa lagu yiri “Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Jubaland ayaa goor dhow shaacin doono magacayada xubnaha u tartamaya kuraasta aqalk sare ee dalka.”

Jubbaland ayaa noqonaysa Dowlad Gobaleedkii ugu horeeyay ee bilaaba doorashada Senatorada Golaha Aqalka Sare ee BJFS.

Idilnews


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading