Baarlamaanka Jubbaland oo ku dhawaaqday Guddiga doorashada Senatorada Aqalka Sare (Akhriso)

Guddoomiyaha Baarlamaanka Dowlad Gobaleedka Jubbaland, Mudane Cabdi Maxamed Cabdiraxmaan, ayaa magacaabay Guddiga Baarlamaanka qabashada doorashada Xubnaha Aqalka Sare ee Jubbaland, kuwaas oo ka kooban 9 Xildhibaan.

Magacaabistaan uu Guddoonka Baarlamaanku magacaabay ayaa dabasocota codsigii shalay ay u gudbiyeen guddiga hirgalinta Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed SEIT ee Jubbaland, kaas oo ahaa in Baarlamaanada Dowlad Gobaleedyada ay magacabaan guddiga Baarlamaanka u qaabilsanaan doona doorashada Aqalka sare.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading