Jubbaland oo ku eedeysay Qaraxii Kismaayo Dowladda Qatar (War-saxaafadeed)

Shirka Golaha Amniga Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa goordhow soo gaba gaboobay kaas oo laga soo saaray WarSaxaafadeed lagaga hadlayo Arimaha Doorashooyinka Jubbaland iyo faragalinta Dowlada Federaalku ay ku hayso.

Sidoo kale, War-saxaafadeedka ayaa looga hadlay warbixintii wargeyska New York Times, ee ku aadanayd in Qatar ay ka dambeysay Qaraxyo iyo dilal ka dhacay Puntland.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading