Juxaa oo ay ubadan tahay in xilka laga qaado

Juxaa Caawa hadii Shaqada laga fariisiyo ama uu isagu iscasilo waa halyeey Ummadu ixtiraam uhayso.

Dimuqraadiyada in la aamino,waxaa qayb weyn ka ahayd Wasiirnimada Juxaa.

Shaqadiisii,ayaa loo Gacan dhaafay oo laga adeejiyay Wasiiro iyo Kaadiriinta Xisbiga KAAH.

Fariisintii Golayaasha Deegaanka,waxaa laga dhigay fariisin Xubno Deni leeyahay.

Dimuqraadiyadii,waxaa soo afjaray damaca xuduud dhaafka ah ee Deni.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading