Dhag-dheer dhimatay oo Dhulkii waa Nabad!!
Madaxweyne Axmed in uu ka Dukaamaysto Suuqa Xamar,isagoo weli ah Madaxweyne oo F&F ka huleeleen Villa Somaliya waa taariikh.

Eraygii ahaa”Waa uga danbaynayaa Madaxweynanimada Farmaajo”waa dhaboobay.
Axmed waxaa lagu doortay Dastuurka Dowlada Jubaland ee xubinta ka ah Dowlada Fadaraalka Somaliyed,waxaana mudo xeleedkiisa ka haray Sanad iyo bar.

Jubaland oo muhiim u ah dhismaha Qaran Somaliyed,waxaa iyadana muhiimad gaar ah usii leh weli hogaaminta Madaxweyne Axmed.

Siyaasiyiinta Jubaland ee masraxa saaran kuma jiro astaamaha uu leeyahay mid leh oo Jubaland-ta dhismaysa lagu halayn karo.

7-da sano ee soo socota Jubaland iyo guud ahaan Somaliyada dhismaysa Axmed loogama maarmo.
Jibril Qoobey.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.