Kacdoon Shacab oo lagula wareegay xarumihii Maamulka Somaliland Ee Xudun

Shacab Hubaysan oo ka soo hor jeeda Somaliland,ayaa la wareegay Maamulka Degmada Xudun ee Gobolka Sool.

Shacabkan kacdoonka sameeyay,ayaa taageersan go’aanka Aaya ka tashiga Gobolka Sool.

Xarumihii Maamulka Somaliland ee Degmada Xudun ayay la wareegeen Shacabka,waxayna ka taageen Calanka Soomaliya iyo Kan Khaatumo.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading