Kalfadhigii Baarlamaanka oo si rasmi ah ufurmay

Kalfadhiga 1aad kulankiisa 4aad ee golaha shacabka ayaa hada ka furmay xarunta Afisiyooni ee magaalada Muqdisho.

Hab-dhowraha BJFS Xildhibaan Cabdulaahi Maxamed Xasan Nuux ayaa dhaariyay laba xildhibaan oo uu ka mid yahay Yaasiin Fareey oo ah sii hayaha taliyaha Hey’adda Nabad sugida iyo Sirdoonka Qaranka.

Ajandaha kulanka ayaa ah doorashada guddoomiyaha golaha Shacabka BJFS Iyo Ku xigeenadiisa.

Guddoomiyaha KMG ee BJfS xildhibaan Dhabancad oo kulanka Furay ayaa sheegay in fadhiga ay fadhiyaan 257 xildhibaan balse 17 oo ka mid ah xildhibaanada aysan cod yeelan doonin caawa,


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading