Karaash oo aqbalay Wasiiradii Deni Xamar kasoo magacaabay

Karaash waxaa lagu hor dhaariyay Wasiiradii uu Deni magacaabay,isagoo jooga Xamar,taasoo muujinaysa in uu aqbalay magacaabistaas.

Wasiirka Warfaafinta Ninka loo magacaabay,ayuu Karaash diidanaa lana rabey Qof kale.

Sida wararku sheegayaan dadaal badan,ayaa la geliyay dhexdhexaadinta Labada Oday,waxaana muuqata in ay miro dhashay.

Madaxweyne Deni Beri ama Saadanbe,ayuu Gaalkacyo ka degi doonaa haduu rabi idmo.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading