Madaxweyne ku xigeenka Puntland isla markaana ah Ku-simaha Madaxweynaha Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa gaadhay degaanka Af-urur ee Gobolka Bari.

Madaxweynaha ayaa hogaaminaayey wafdi ay ka mid ahayeen Wasiirka Amniga Galan, wasiirka Xanaanada Xoolaha Siciid Fiisigis, Taliyaha Booliska, Xubno kamid ah Saraakiisha Ciidamada Daraawiishta iyo Madax ka tirsan Madaxtooyada.

Wafdiga ayaa kulama la qaatay Ciidamada iyo Bulshada ku dhaqan degaankaas…..
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.