Karaash oo ku qaabilay Xaafiiskiisa Madaxa ICRC

Madaxweyne ku xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash,ayaa xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Wakiilka Hay’adda laanqayrta cas ee ICRC Soomaaliya Mr Juerg Eglin iyo wefti uu hogaaminayo.

Kulanka,ayaa looga hadlay xaalada Abaaraha, Barakacayaasha iyo qodobo kale.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading