Karaash oo laga yaabo in uu ku dhawaaqo Musharaxnimo Madaxweyne Fadaraal..

Waxaa soo baxayay xogo sheegaya in Axmed Karaash uu yahay Musharax Madaxweyne Fadaraal.

Ku dhawaaqista arinkan,ayaa la sheegayaa in ay dhici karto habeenada nagu soo aadan,sida wararku sheegayaan.

Sida aan kasoo xigtay Madaxtooyada Puntland Karaash,waxuu ku xumaynaya musharaxnimadiisa Siciid Deni oo udiiday wax walba oo nacfi lahaa.

Habeenadii udanbeeyay,waxaa taagnaa ishayn labada Nin oo salkeedu ahaa Deni oo ka baxay balamo uu la galay Karaash.

Ugu danbayn Xalay,waxaa la fahansanaa in ishayntaasi soo afjarantay oo Karaash dabcay,balse hadii xogtani dhab noqoto xaalku ma dhawa shaacinta isku shaandhayntuna waa laalmaysaa.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading