Karaash oo soo wada xilka qaadis iyo magacaabis kale

Warar,ayaa sheegaya in Karaash ka jawaabi doono Wareegtada Deni kasoo baxday.

Karaash,ayaa samayn doona isbadal gaarsiisan ilaa heer Wasiir isla Caawa,sida wararku sheegayaan.

Waxaa xantu tilmaamaysaa in Wasiirka Arimaha Gudaha Dhabancad uu cayrin doono.

Sidoo kale Wasiirka Maaliyada uu geyn doono Arimaha Gudaha.

Hadii uu warkan dhab noqdo waxba masoo saa’idin doono waxayna mari doonaan wareegtooyinkiisu meeshii ay mareen kuwii hore.

Deni,waxaa la filayaa ilaa habeen danbe in uu yimaado Mudug.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading