Kaydkii Hubka Ee Xamaas oo Ciidamada Israa’iil Gacanta ku dhigeen

Ciidamada Israa’iil,ayaa sheegay in ay Waqooyiga Marinka Qasa ka heleen mid ka mid ah kaydka ugu weyn ee hubka Xamaas.

Hubkaas,ayaa ka koobnaa Boqollaal Gumacyo Madaafiic ah,Gantaalo, Bam-gacmeedyo, diyaaradaha aan duuliye lahayn iyo Aaladaha qarxa.

Afhayeenka IDF Avichay Adra,ayaa sheegay in hubkan laga helay meel u dhow xarun caafimaad iyo iskuul.

“Dhammaan hubkii ciidamada,ayaa gacanta ku dhigay, qaar ka mid ah hubka,ayaa lagu qarxiyay gudaha, halka qaar kalena ay u direen in ay dabagal ku sameeyaan”.Ayuu yiri Afhayeenka IDF.

 


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading