Keebaa ah Jid iyo Jiho diid Xasan Shiikh iyo Siciid Deni??

Mid ka mid Aqoonyahankii ka qaybgalay Shirkii Nabada ee PDRC Garowe ee la kulmay MW Deni,ayaa sheegay in ay ku qanciyeen xal iyo waan waan in laga galo cakirnaanta Siyaasadeed Dalka ka jirta.

Aqoonyahanka,ayaa ssheegay”In Deni si cad ugu dhawaaqay wada hadal in uu diyaar uyahay,balse Xasan Shiikh dhankiisa ayay ka dhaqaaqi waayeen oo ilaa Maanta,waxa uu fulin la’a yahay balan  aan ka qqabsnay”.

Halkaas,waxaa kusoo xirmay doodii Xasan Shiikh uu ka faafin jiray PL iyo MW Deni,taasoo ahayd (Deni dan Shaqsi,ayuu igula dagaalsan yahay iyo waa la afagaran la’a yahay).

Qofka jid iyo jiho diidka ah ee Wadanka iska daba wareejinaya in uu Xasan yahay way ma muuqata haatan.

PL oo Afkeeda uu ku hadlay MW Deni si cad,ayuu uga hor sheegay 400-Qof in ay diyaar utahay Wada hadal daahfuran oo Masrax laysla tago.

 

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading