Kenya “Dowladda Soomaaliya kamaanan helin Waraaqda ay kusoo Eriday Safiirkeena”

Dowladda Kenya ayaa sheegtay in aysan Dowladda Soomaaliya ka helin warqad rasmi ah oo ku saabsan go’aanka ay Safiirkeedii Nairobi joogay ugu yeertay, isla markaana ku amartay Safiirka Kenya Amb Lucas Tumbo inuu ka tago Muqdisho.

Kenya ayaa muujisay sida ay uga xun tahay go’aanka dowladda Federaalka, waxay sheegtay inay ixtiraamayso madax-bannaanida siyaasadeed, iyo midnimada dhuleed ee dhammaan waddamada oo dhan.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading