Kenya oo Ciidamo Boolis ah udiraysa Haiti

Hogaamiyaasha Dowladaha Kenya iyo Haiti ayaa magaalada Nairobi ku kala saxiixday heshiis dhanka ammaanka ah oo dhigaya in Kenya ay ciidamo booliis ah oo gaaraya 1,000 askari ay u dirto dalka ay amni-darradu ragaadisay ee Haiti,hoos ka daawo muuqaalka.

 

Halkan ka daawo muuqaalka

 


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading