Kenya oo ka reebtay xayiraada Duulimaad Somaliland

Somaliland kuma jirto xanibaada Kenya ay saartay Somaliya,maadaama ay sheegato gooni isutaag,taasoo umuuqata in ay Kenya kaga heshay tixgalin.

Markii la qiimeeyo dagaalka Diblomaasi Kenya way u adeegsan kartaa in ay ku karbaashto hogaamiye kooxeedka soo daahay la macmiilka si gaar ah Somaliland.

Waa boogaha ay leedahay Dowladnimada Somaliya ee ay tahay in laga taxadaro.

Hogaamiye kooxeedka soo daahay,waxuu horay ugu faanay in uu soo xiray Kanaalo.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading