Kenya oo ka xanibtay Fahad Yaasiin Lacag xoog leh

Goobtu waa Kenya waana doorashadii hore 2016.

Maanta Kenya waa cadow sida ay noo sheegayso Nabar iyo Naxdin.

Sawiradan waxaa ku jira madaxa Sirdoonka Qatar ee Somaliya iyo NISA Fahad Yaasiin.

Kenya sababta Fahad ula dagaalsan yahay waxaa qayb ka ah Lacag kaga xayiran Nayrobi oo uusan filayn in laga hakinayo oo Dowlada Kenya aysan faragalinayn Bangiyada gaarka ah.

Lacagta Fahad waxay sababtay in mustaqabalka Dalka khatar loo galiyo.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading