Kenya Oo sheegtay in ay dhankeeda fulisay heshiiskii Farmaajo iyo Uhuru wada galeen

Nuxurka Warqadan,ayaa muujinaya in doorka fulinta heshiiskii Farmaajo iyo Uhuru in ay kenya fulisay,iyadoo dhankeeda looga fadhiyo Dowlada Soomaaliya in ay fuliso heshiiskii lagu balamay.

Xogo hoose waxay sheegayaan in heshiiska ay ka mid ahayd badalida Xeer-ilaaliyaha Somaliya,


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading