Kenya xaq ma uleedahay in ay Qunsiliyad ka furato Hargaysa?

Wax lala yaabo ma’ahan in Dowlad usoo magacaabato Qunsuliyad Magaalo aan Caasimadiisa ahayn Dal kale.

Hargaysa,waa mid ka mid ah Caasimadaha DG Somaliya oo baahi looga qabo arimaha Visa-ha ee Kenya.

Si gaar ah Qaadka iyo isku socodkiisa,ayaa keenaya in Kenya ku yeelato Qunsuliyad Hargaysa,taasina macnaheedu ma’ahan in Kenya u aqoonsatay Hargaysa Jamhuuriyad ka madax banaan Somaliya.

Dowlado door ah oo uu ugu horeeyo Maraykanka,ayaa Wadamo badan ku leh Magaalooyinkooda aan ahayn Caasimadaha Qunsuliyado fududeeya adeegyada Dal ku galka iyo IWM.

 

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading