Khasaare ka dhashay dab ka kacay Suuqa weyn ee Boosaaso (VIDEO)

Dowladda Hoose Ee Degmada Boosaaso oo kaashanaysa Shirkadda Golis ayaa ku guuleysatay inay damiso dab xalay ka kacay Suuqa weyn ee magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland.

Dabkan oo ahaa mid saameeyay goobo ganacsi oo ku yaalla Suuqa ayaa Dowladda Hoose ee Boosaaso sheegtay inuu ka dhashay koronto, uuna yar yahay khasaaraha ka dhashay.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading