Khasaare ka dhashay dagaal ka dhacay magaalada Muqdisho

Inta la xaqiijiyay hal ruux ayaa ku geeryooday dagaal culus oo maanta ka dhacay xaafadda 77 ee degmadda Deyniile ee magaaladda Muqdisho, kaas oo u dhexeeyay labo maleeshiyo beeleed.

Dagaalkan ayaa salka ku hayay muran dhul, waxaana sidoo kale ku dhaawac saddex ruux oo labo kamid ah ay yihiin maleeshiyaadkii dagaalamay, dadka deegaanka ayaa weli cabsi ka qaba in mar kale lagu dul dagaalamo, maadama kooxihii dagaalamay ay is-horfadhiyaan.

Idilnews


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading