Garaacistii diyaaradaha aan cidina wadin ee Maraykanka ay ku dileen xubno ka tirsan Alshabaaab agagaarka Kuuyuu-Barow waxay kaloo galaafatay Xoolo nool.

12-Neef oo Geela,ayaa kaga bakhtiyay garaacistaas Ninkan aad sawirkiisa aragtaan oo ka mid ahaa xoolo dhaqatada Deegaanka.

Inta badan Ciidamada Maraykanka ee ka hawlgala gudaha Somaliya waxay ku dadaalaan yaraynta khasaaraha shacabka,balse sidaanoo kale waxaa dhaca khasaare lixaad leh.

Dowlada Somaliya ee uu hogaamiyo Farmaajo kama hadasho khasaaraha shacabka soo gaara.
Jibril Qoobey
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.