Khatar weeraro argagixiso oo Puntland ka jirta

Inta badan waxaa la qaaday maalmihii lasoo dhaafay Bar Kayntarooladii yaalay Wadada dheer ee isku xirta Bosaso ilaa Gaalkacyo.

Sababta loo qaaday,waa arimo Ciidan oo waxaa dib usoo guuray Ciidamadii Dowladu horay Bosaso ugu rartay.

Hadaba,waxaa khatar kale ka jirta argagixisada in ay ka faa’idaysato maqnaanshaha Bar Kayntarooladaas oo ay Baabuur Qaraxyo ah ugudbiyaan Magaalooyinka.

Waa muhiim in Dowladu dib uhawlgeliso Kayntaroolada si deg-deg ah.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading