Khayre oo ka hor yimid xil wareejinta Mahdi Guuleed

Xasan Cali Khayre waxuu si adag uga hor yimid qorshihii Farmaajo watay ee uu rabay in xil wareejinta uu sameeyo Mahdi Guuleed.

Khayre warqad,ayuu ukala diray Ra’isalwasaaraha cusub,Gudoonka Labada Aqal ee Baarlamaanka iyo Maxkamada,taasoo uu ku wargelinayo in sharciyan ay tahay xilwareejinta in isagu uu sameeyo.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading