Khayre oo u magacaabaya Xildhibaan Goodax Barre Wasiirka Waxbarashada Fadaraalka

Ra’isalwasaare Khayre,ayaa qorshaynaya in uu xilka ka qaado Wasiirka Waxbarashada Dowlada Fadaraalka,
 
Wasiirka waxbarashada oo ay Kheyre yihiin saaxiibbo waqti dheer ayuu rabaa in uuku badelo Goodax Barre oo isagu xildhibaan ah..
 
Wasiirka Waxbarashada ayuu uwdaa khayre safiirka Somaliya u fadhiyi doona South Africa.
 
Xildhibaan Goodax Barre oo ka mdi ah xildhibaanada sida xooga leh udifaaca kooxda Nabad iyo Nolol,ayaa Wasiir raajiciye ahaa mudooyinkan danbe.
 
Goodax Barre,ayaa lagu tilmaamaa Nin isbadal badan oo hadba meeshii uu markaas dantiisa ka arko si fuddud ugu booda.

Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading