Kheyre oo bilaabay mooshin ka dhanka MD Farmaajo

Xildhibaanada codeeyay maanta dhamaan waa xildhibaanada Dir,Raxanweyn iyo beesha shanaad.

Daaroodka ilaa 25-Xildhibaan Muqdisho waa ka maqan yihin Hawiyina intii badnayd dhusamareeb ayay joogaan.

Waxas hada soo baxaya guux kale oo sheegaya in Khayre wado Mooshin ka dhan ah Madaxweynaha oo uga dan leeyahay waa isla baxaynaa oo kale!!

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading