Kim Jong-un oo kasoo muuqday fagaarayaasha 20 berri kaddib

Kim Jong-un ayaa dib fagaaraha uga soo muuqday markii ugu horreeysay muddo labaatan maalmood ah, sida ay soo tabisay warbaahinta qaranka Kuuriyada Waqooyi.

Wakaaladda wararka ee KCNA ayaa sheegeysa in hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi uu xarigga ka jaray warshadda sameysa qalabka bac-riminta ee beeraha.

Todobadyadii lasoo dhaafay ayaa si aad ah loo hadal haayay Hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi,kadib markii uu kasoo muuqan waayay Munaasabad meqaam sare ku leh dalkaasi.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading