Kismaayo: 250 Guri oo lagu wareejiyay Qaxootigii kasoo laabtay Xeryaha Dhadhaab (Daawo)

KISMAAYO (IDIL NEWS)-Wasaaradda Arrimaha gudaha dowlad goboleedka Jubbaland ayaa 250 guri oo cusub ku wareejisey dadka ka soo laabtey Xeryaha Qaxootiga Dhadhaab ee dalka Kenya.

Madaxwayne ku xigeenka Labaad ee Jubbaland Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud Luga Dheere ayaa xariga ka jarey guryahan cusub ee ay Wasaaradu ka hirgalisey duleedka Magaalda Kismaayo ee xarunta KMG ah ee Dowlad Gobaleedka Jubbaland.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading