Kismaayo oo qaraxyo kale laga cabsi qabo

Jubaland waa in ay heegan sare galisaa Ciidankeeda.

Alshabaab waxay badaleen hogaankii Amniyaadka ee Kismaayo,waxayna ka dhigeen Nin udhashay beesha Dhulbahante,kadib hogaankii hore oo ay ku eedeeyeen waxqabad xumo.

Waxaa jira xogo muhiim ah oo sheegaya in Qaraxyo kale ay maagan yihiin maalmaha soo socda Alshabaab.

Si gaar ah waxaa jira xog lagu kalsoonaan karo oo sheegaysa in Gaari walxaha qarxa ka buuxaan oo ku jiro gudaha Magaalada Kismaayo


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading