Kismaayo: Waftigii Shariif iyo Guuleed oo lagu Marti-qaaday Goobweyn (Sawirro)

Waxaa Maanta deegaanka Goobweyn ee Gobolka Jubbada Hoose marti qaad loogu sameeyay wafdi horudhac u ahaa martida ka qaybgalaysa Munaasabada Caleemo saarka Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam.

Xubnahan oo ka kooban Madaxweynayaashii hore ee Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuled iyo Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo Xildhibaano katirsan labada gole ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa sidoo kale booqday halka ay iskaga darmadaan Wabiga Jubba iyo Bad weynta Hindiya.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading