Koonfur-galbeed oo sheegtay in ay kalsoonidii kala laabatay Gudiga Doorashooyinka

Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ayaa sheegtay inay kalsoonidii ay kala laabatay guddiga hirgelinta doorashooyinka ee heer federaal.

Koonfur Galbeed ayaa sheegtay inay tallaabadaasi qaadday kaddib markii guddigaasi uu takoor kula dhaqmay maamulkooda.

Arrintan ayaa waxa ay soo baxaysaa xilli maanta magaalada Muqdisho laga wado diiwaangelinta xildhibaannadii shalay natiijooyinkooda uu shaaciyay guddiga heer federaal.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading